Quantcast
Channel: Binance交易所,币安注册|数字货币平台
Browsing all 3922 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Waxbarashada Oo Soo Bandhigida Natiijada Imtixaanadkii Shahadiga...

Hargaysa(HalbegNews)-Iyada Oo Aan Ilaa Haatan la Yeedhin Natiijoyinka Imtixaanaadka Shahaadig Ah ee 2013 ilaa 2014 Ayaa Waxaa, Ay Dhalinyaro FaraBadan Ka Tahriibeen Sugi Taanka Imtixankaasi. Shabakada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Cabdiraxmaan Cabdil Qaadir Oo Ku Sifeeyay Heshiiski Ay madax-weyne...

Hargaysa(HalbeegNews)-Maalmahii U Danbeeyay Ayaa Waxaa Gud AHaan Shacabka Somaliland laga Hadal Hayay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdil Qaadir Oo Heshiis La Galay Madax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Ciidamada Somaliya Oo Dil Ku Xukuntay Saddex Askari Oo Ku Eedeysnaa...

Somaliya(HalbeegNews)-Maxkamadda ciidamada xoogga dalka ayaa maanta xukun dil ah ku ridday saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Somalia, kuwaasoo lagu eedeeyay inay dad shacab ah dhac ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAXAA LOO BILAABIWAAYEY KAADHKII CODBIXINTA, EE AY DARUURI AHAYD INAY...

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umadda somaliland ee gudo iyo debedba, haloo bixiyo xukuumada somaliland dhibaato jecel, waayo waxa wax lala yaabo ah, waxay waxaan jirin iskugu mashquuliso, wixii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilahay Dartii U Caawi Wll

Aamiin cali yuusuf waa wiil yar oo soomaaliyeed degan magaaladda gabiley waxa dhawaan haleeyay dab uu ku gubtay kaasi oo wax yeeleeyay qaybo kamida jidhkiisa. Dhinaca kale aamiin cali yuusuf aabo male...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Subeer Awal Oo Shir Ay Iskugu Yimadeen Dalka UK Ka Soo Saaray Qodobo.

Uk(HalbeegNews)-Shir maanta (27th September 2014) lagu qabtay magaalda Bristol oo ay iskugu yimaadeen beesha Suber Awal oo ay ka mid ahaayeen,aqoon yahanka, waxgaradka, odayaasha ,iyo dhalinyarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waar Cadowga Ciidanka OPU ee 520-ka askari lagu qiyaasey lagula Dagaalamayaa...

Dastuurka JSL wuxuu qeexayaa in ay jiraan oo keliya sadex ciidan oo qaab dhismeedkooda iyo waajibaadkoodaba ay xeerar dastuuri ahi ay qeexayaan oo uu nidaaminaayo waxaana ay kala yihiin noocyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WIILKU QAADKA MA CUNAA? Qr:cabdi casiis maxamuud yuusuf (ZACIIMKA)

Manta ayaa gaba,eedii lacunay dadka iyo eheladeedu waa ay farxsan yihiin hooyo iyo aabbo hadalkoodaba daa ,ruux waliba waxa uu ugu hanbalyaynayaa,guurka ay guursatay. qof waliba waxa uu leeyahay manta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Hargaysa oo ay Ka Qalinjabiyeen 793 Arday iyo Madaxwaynaha oo kala...

Hargeisa(halbeegnews)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka qayb galay Xaflad loo sameeyay ku dhawaad sideed boqol oo Arday oo Ka Qalinjabiyay Jaamacada Hargaysa. Munaasibada oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami Ayaa Maanta Ka...

Hargeysa(HALBEEGNEWS):-Wasiirka gaashaandhiga somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta ka hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolada bariga somaliland. Wasiirka gaashaandhiga somaliland oo...

View Article

Daawo Video Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Qayb Gallay Ardayda Jaamacadda...

Isniin 29 September 2014  Hargeysa (HALBEEG)– Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa kala qayb gallay boqolaal ardayda jaamacadda Hargeysa oo ka qallin jabiyey jaamacadda Hargeysa, hoos ka daawo...

View Article

Daawo Guddoomiyaha Guddida Xafiiska Imtixinaadka Qarranka Somaliland Daa’uud...

Isniin 29 September 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Guddoomiyaha guddida imtixinaadka qarranka Somaliland Mudane Daa’uud Axmed ayaa ku dhawaaqay natiijadda imtixinaadka ee dugsiyada Somaliland, hoos ka daawo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaalka HALBEEGNEWS Soo Xushay Iyo Qallin Jabintii Jaamacadda Hargeysa Ee...

Sallaasa  30 September 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Waxay shallay ahayd maalin farxad, raynrayn, riyaaq iyo qurux u ah dhalinyaro badan oo qarranka Somaliland u ah udub dhexaad, waxay ku soo qaateen seddex...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QALLIN JABISEE, GUULI WAA WALI! Dr.Mohamed-Culimo, mculimo@yahoo.com

QALLIN JABISEE, GUULI WAA WALI! Dr.Mohamed-Culimo, mculimo@yahoo.com Aan duco iyo hambalyo iskugu daro ardayda ka qallin jabisay jaamacadda dalka iyo dibaddaba. Soo barbaara aan idhaahdo ubadkeena ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddomiyaha Guurtida Oo Xubnaha Uga Qaybgalaya Golaha U Gudbiyay madax-weyne...

Hargaysa(HalbeegNews)_Wararka Hoose Ee Aanu Ka Helayno 2 Xubnood Ee Laga Rabay Guddida Koomishanka Uga Qayb Gali Doonta Golayaasha Aya la Sheegay In Uu Madax-weyne Siilanyo U Gudbiyay Labba Xubnood Ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ka Tacsiyeeyay Shacabka Iyo...

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Ciidanka Booliska Somaliland, Qoyskii,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Ayaa Dhanbaal Tacsiya U Diray Ehelkii Iyo...

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS (KULMIYE) Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland. Tell: 00252-2-527883 Mobile: 00252-2-4134891 Email:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: “”Sarkaalkan Dhintay Wuu ka Nasiib Badan yahay kuwii lagu dilay...

Hargaysa(HalbeegNews)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Aya Ka Hadlay Maanta Dilkii Loo Geystay Talyahii Ciidanka Booliska Arabsiyo, Waxana Uu Dhamaanba Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Soo Jeeday u Diray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawo:Wasiir Xirsi Oo Dhibaatooyinkii Ka Danbeeyay Ee La Soo Noqoshada...

Hargaysa(HalbeegNews)-Muxuu Ka Yidhi Wasiir Xirsi Casho Sharaftii Loo Qabtay Ardeyda Jaamacada Hargaysa Ka Qalin Jabisay Shalay.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Wasiirka Macdanta Iyo Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Dubai U Jooga Inay...

Dubai(HalbeegNews)-Daawo Wasiirka Wasaarada Arimaha Guddaha SOmaliland Iyo Wasiirka Wasarada Macdanta Ayaa ka Qayb Kulan La Qaatay Sharkadahii Waday Baadhista Macdanta SOmaliland. Hadaba Wasiirada Oo...

View Article
Browsing all 3922 articles
Browse latest View live