Hargaysa(HalbegNews)-Iyada Oo Aan Ilaa Haatan la Yeedhin Natiijoyinka Imtixaanaadka Shahaadig Ah ee 2013 ilaa 2014 Ayaa Waxaa, Ay Dhalinyaro FaraBadan Ka Tahriibeen Sugi Taanka Imtixankaasi.
Shabakada Halbeeg News Oo Isku Dayay Inay Wax Ka Waydiiso Xubnaha Ugu Sareeya Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Markasi Ku Hawlaneyd meel Marinta Iyo Daba Ka riixida Diwaangalinta Dhicisowday Ee Madaniga Ah, Ayaa Waxay Noo Sheegtay Inayna Wax War aka Hayn Halka Uu Marayo Soo Ban dhigitaanka Imtixaanaadkaasi.
Warar Hoose Oo HalbeegNews Helayso Ayaa Waxay Sheegaysaa InayImtixaanadkii shahaadiga Ahaa Gudd Ahan La Waayay Waraaqahoodu Taasi Oo ilaa Haatan Keentay In La Yeedhin Waayo.
Wali Ma Jirto Cid Si Rasmiy Uga Hadashay Sababta keentay Dib u dhaca Sheegida Natijada Imtixaanadka Shahaadiga Ah ee Dugsiyada Sare Iyo Dusiyada Hoose Dhexe.