Aamiin cali yuusuf waa wiil yar oo soomaaliyeed degan magaaladda gabiley waxa dhawaan haleeyay dab uu ku gubtay kaasi oo wax yeeleeyay qaybo kamida jidhkiisa.
Dhinaca kale aamiin cali yuusuf aabo male oo ilaahay naxariistii jano haka waraabiye wuu dhintay hooyadiina wax ay haysataa ma jiro oo waxuu kasoo jeedaa qoys yar oo sabool ah aamiin insha,allah dhawaan ayaa loo qaadi doona dhakhtar dibadda ah sida ay sheegeen dhakhaatiirta Somaliland hadaba waxa umadda soomaaliyeed laga codsanayaa in wiilkan yar ilaahay dartii loo soo caawiyo
Wixii caawimo ilaahay dartii ugu soo hagaaji
Cabdi Biixi Cabdiraxmaan 00252634130977
Maxamuud Mawliid yuusuf:00252634670972
C.rasaaq Xasan siciid 00252634403971