Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tahli-kari...
Khamiis 26 Sept 2014 Hargeysa (HALBEEG)–Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tahli-kari waayey inuu saxo taariikhda dhalashadiisa, kaas oo markii uu maanta marayey...
View ArticleBoqor Buurmadow Iyo Xildhibaan C/Casiis Dhul-Cun Oo La Siiyey Qandaraaska...
Boqor Balaayo Madaw Khamiis 25 Sept 2014 Hargeysa (HALBEEG)–Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) iyo xildhibaan Cabdicasiis Dhul-cun oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ee ka soo...
View ArticleWar Deg Deg Ah: Dagaal Ilaa Caawa Saqdii Dhexe Socda Oo Somaliland Iyo...
Jimce 26 Sept 2014 Dhahar (HALBEEG)– Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan isla markaana keenay khasaare naf iyo moodba leh ayaa ka qarxay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag,...
View ArticleDaawo:Wiiki Raysal Wasaarahii Hore Somaliya Adeerka U Ahaa Oo Beeninaya In Uu...
Ciraaq(HalbeegNews)-Daawo Wiilkii Raysalwasaarahii Hore Ee Dalka Somaliya Dhalay Oo Beeniyay in Uu Ku Dhintay Dagaaladii Kooxda Uu ka Midka Yahay Ee Daacish Ay Waday, Wiilkan Ayaa Horaantii Bishii...
View ArticleDegdeg:Xukumada iyo Cuqaasha Oo Wali Isku Fahmi La’ Lacagahii Loo Qoondeeyay...
Hargaysa(HalbeegNews)-Cuqaashii Ka Shaqeynaysay Diwaangalinta Madaniga Ah Oo Maanta La Filaayay Inay ka Qabsoontu Gudd Ahan Dalka Ayan Suurto Galin Kadib Marki Ay Dhalinyarada Jaamacadaha Ee Ka...
View ArticleDalka Engriiska Gaar Ahaan Guddida DSC Oo Xukumada Ka Codsatay Inay Xeerka...
Hargaysa(HalbeegNews)-Waxaa maalmihii u dambeeyey meel xasaasiya marayey muranka xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland ee la xidhiidha waqtiyeynta iyo kala madax-bannaanaysiinta diiwaangelinta...
View ArticleMadax-weyne Siilanyo Iyo Cabdiraxmaan Cabdil Qaadir Oo Is Cafiyay Iyo...
Hargaysa(HalbeegNews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa toddobaadkan dhammaaday qasriga madaxtooyada ku qaabilay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, oo hore u ahaa...
View ArticleXukumada Somaliya Oo 2 Milyan Oo Dollarka Maraykanka Ah La Siinayo Qofkii Soo...
Somaliya(HalbeegNews)_Taliyaha cusub ee ciidamada nabad-sugidda iyo sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed, Col. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare ayaa maanta ku dhawaaqay in lacag laba milyan oo doollarka...
View ArticleMaamulka Jubba Oo Walaac Ka Muujiyay Abaaraha Ka Jira Gobalka Gedo.
Somaliya(HalbeegNews)-Maamulka KMG ee Jubba ayaa qeylo dhaan ka muujiyay abaaraha ka jira gobolka Gedo kuwaasoo saameeyay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolkaasi, iyagoo sidoo kale sheegay in...
View ArticleKab shaydaan iyo koor jaan
Badhtamihii sagaashaneeyadii ayaa qoraa wayn oo u dhashay Somaliland laguna magacaabo sayid axmed shaakir wuxuu soo bandhigay sheeko layaab ku ahayd dadka , intaynaan u dhaadhicin gundhiga sheekada aan...
View ArticleHambalyo Sidaad Hebel u Jiidh-jiidhay!
Masuuliyiinta Dawlada ee u heegan inay Dalkooda iyo dadkooda u adeegaan islamarkaana shacabku ay u ogyihiin, waxaa u wanaagsan in ayna isku mashquulin shakhsiyaadka caadaystay xumaha iyo xag-xagashada...
View ArticleDHUXULOW SAXAAFADU MA GAYSO QALAFSANAAN. SAXAFIGU WAA AFHAYEENKA BERI
sidaynu ogsoonahay dalkan jamhuuriyada somaliland waxuu leeyahay saxaafad aqoon ahaan iyo xirfad ahaanba u dhisan tageertana horumarka dalka kasocdo una iftiimaya dowlada daldaloolooyinka jira,...
View ArticleALLA, SIILAANYO BEENAALAYSANAA!
Waxaa la yidhi dadka laba nooc ayaa uugu liitoo, midi waa ciroole sinaystay midna waa boqor beenaale ah, labadabana inaan xaga ILaahay(SWT) laga jeclayn ayaa soo aroortay. Inta badana dadka qof...
View ArticleXukuumadii Maanta Iyo Horumarka Dalka Ka Muuqda Midaan La Masuugi Karin...
Salaan iga gudooma Saxaaafada sharafta leh, waxaan idiinka mahad celinayaa shaqada balaadhan aad u haysaan qaranka iyo ummadiina, waxaan idinku amaanayaa doorka aad kaga jirtaan horumarka dalka aad...
View ArticleFadeexooyinka Cusub ee Diwaangalinta Xukuumadda By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Halbeegnews.com Marku qofku arin aan xalaal ahayen wato waxa ka hor imaada caqabadooyin fara badan...
View ArticleTaaj-dahaba waxaan saarayaa Mohamed Abdi Halac oo jawaab taariikhi ah sii yey...
Waxaan gacan u taagay, amase taaj saaray, uuna is taagay, Mohamed Abdi Halac oo anigu shakhsi ahaan aanan garanayn laakiin sida uu uugu jawaabay markaan dhegeystay Ahmed Suleiman Dafle ay tahay mid...
View ArticleWiil Ay Walaalo Yahiin Orodyahanka MO Farah Oo Laga Mustaafiriyay Dalka...
Egland(HalbegNews)-Wiil ay walaalo yihiin orodyahanka caalamiga ah ee haysta labada biladood ee dahabka tartanka Olymbikada Mo Farah ayaa laga yaabaa in laga masaafuriyo wadanka Britain kadib markii...
View ArticleKooxdi Khaatumo Ee Bil Ka Hor Laga Sifeeyay Degaanka Taleex Oo Dib Ugu Soo...
Xaysimo(HalbeegNews)-Xubno uu Hogaaminayo Nin Sheegtay in uu yahay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Khaatumo Maxamed Cali Cartan ayaa Xallay si dhuumasho ah ku soo gallay Magaalada Taleex ee Gobolka...
View ArticleHooyo Iyo Caruur Ay Dhashay Oo Haraad Dartii Ugu Dhintay Deegaanka Aato Oo Ka...
Somaliya(HalbeegNews)-Hooyo Soomaaliyeed iyo carruur ay dhashay ayaa harraad ugu geeriyooday deegaanka Aato oo ka tirsan gobolka Bakool, deegaankaas oo ka mid ah kuwa ay abaaruhu saameynta xooggan ku...
View ArticleSafaarada Hargeysa Ay Ku Leedahay Dawlada Turkiga Oo Bilowday Bixinta Fiisaha...
Hargaysa(HalbeegNews)-Qunsuliyada ay dawladda Turkigu ku leedahay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa bilowday bixinta fiisayaasha lagu galayo wadankeeda, ka dib dhawr bilood oo ay...
View Article