Hargaysa(HalbeegNews)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Aya Ka Hadlay Maanta Dilkii Loo Geystay Talyahii Ciidanka Booliska Arabsiyo, Waxana Uu Dhamaanba Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Soo Jeeday u Diray Dhanbaal Tacsiya Ilahayna Waxaa Uu Uga Baryay Inuu Janadii Fardowsa Geeyso,
Inaalilah Wa Inaa Ilayhi Rajicuun.
↧
Daawo: “”Sarkaalkan Dhintay Wuu ka Nasiib Badan yahay kuwii lagu dilay Qoori-lugud oo waxaa gacanta lagu hayaa gacan ku dhiig lihii dilay’ Wasiirka Caafimadka.
↧