Quantcast
Channel: Binance交易所,币安注册|数字货币平台
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3922

Kooxdi Khaatumo Ee Bil Ka Hor Laga Sifeeyay Degaanka Taleex Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xalay Iyo Xukumada Oo Ciidamo U Dirtay.

$
0
0

thumbXaysimo(HalbeegNews)-Xubno uu Hogaaminayo Nin Sheegtay in uu yahay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Khaatumo Maxamed Cali Cartan ayaa Xallay si dhuumasho ah ku soo gallay Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo Somaliland, Xubnahay oo muddo Bil ah Godoon ku ahaa Mudul-eerigo oo ku talla Gudaha Dalka Itoobiya kuwaasi oo u baxsaday Markii lagga Sifeeyey Magaalada Saax-dheer oo ay ku qabanayeen shir lidi ku ah Somaliland.

Xubnahan ayaa isku dayey in dadka ay la hadlaan Basle dadka deeganka ayaa baddankoodu ka soo horjeedsaday kuwaasi oo ugu baaqay in Fidmada kala dhex baxaan, wararka kale ee ka iimanaya Taleex ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland oo ku sugan Dulleedka Taleex ay Amar laggu siiyey in magaalada ka saaran Xubanaha Dhuumashada ku soo gallay ee Colaad ka hurinaya Deegankaasi
Dhanka kale Magaalada Taleex ayaa waxa ka socota gogol nabadeed oo lagu heshiisinayo Dad walaalo ah oo reer Taleex ah oo dagaalo Beeledyo dhex mareen.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3922

Trending Articles