Quantcast
Channel: Binance交易所,币安注册|数字货币平台
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3922

Daawo Guddoomiye Ku Xigeenka 3-aad Ee Xisbiga UCID Mudane Cali Maxamed Yuusuf Guray Oo Sidii Ugu Macquulsanayd Uguna Kululayd Ula Hadlay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirkiisa Madaxtooyada “Dameerku Markuu Dhargo, Inankan Yar Ee Buryaqabka Ahi Waa Kii Saqda Dhexe Siilaanyo Macawis Laaladsanaya Soo Kiciyey Oo Sidii Kalana U Dheertahay”

$
0
0

Arbaca 26 Feb 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xisbiga UCID Mudane Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sidii ugu adkayd uguna macquulsanayd ula hadlay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wasiirkiisa madaxtooyada.

Mudane Guray wuxuu ku tilmaamay wasiirka madaxtooyada “Dameer dhargay iyo Inan yar oo buryo qab ah oo Axmed Siilaanyo baray dadka kuna yidhi lacagtii inaga haysana, guryahii inaga haysanay, RRU-dii iyo koofiyad castiina waa inoo diyaar”.

Hoos ka daawo isagoo warfidiyeenadda kula hadlaayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa.

Halbeegnews, Hargeysa

contact@halbeegnews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3922

Trending Articles